Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhoweeyay...
Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo gacan ka heleysa dowladda Norwey isla...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ku qabsoomay xafiiska Amniga...
Maamulka isbitaalka magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka mahadceliyay deeq gargaar ah oo dhawaan Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa daah furay Carwada, soo bandhigidda, dabaaldegga dhaqanka iyo ganasiga Soomaalida, kaas oo lagu qabtay magaalo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dirtay deeq gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ankara ee dalka Turkiga xalay la...
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey go’aan wadajir ah oo lagu xallinayo khilaafkooda ku saabsanaa doonista Itoobiya oo aan bad...
Saaxiibada caalamka oo kaashanaya Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal bartilmaameed ah oo 10-kii bishii December ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray shirka Machadka Heritage ee ka socday magaalada...
Statement on the 70th Independence Day of the Republic of Sudan H.E. Abdisalam Abdi Ali Minister of Foreign Affairs and...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held a telephone conversation on Wednesday with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho