Ergeyga Mareykanka u qaabilsan arrimaha dalka Kuuriyada Waqooyi Stephen Biegun ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Pyongyang...
Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab ayaa ka soconaya qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose,kuwwaasi oo ay iska kaashanayaan ciidanka...
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka Qaaradad AFrika ee Africom ayaa lagu faah faahiyay duqeymo xagga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Jeneraal Bashiir Maxamed Cabdi “Ameerica” ayaa tababbar u soo xiray in ka badan 300 oo Askari,...
Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ee Shalay ka furmay Magaalada Addis ababa ee caasimadda Itoobiya ayaa waxaa looga hadlayaa xakamaynta...
Gudoomiyaha Degmada Balcad, Qaasim Cali Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa xaaladda amni...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose , Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in howl-galkii ka dhacay degaanka Bariirre lagu soo qabtay malleeshiyaad...
Wasiirka arrimaha dibedda ee Masar ,Sameh Shoukry iyo dhiggiisa Dalka Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, ayaa Shalay ka wada hadlay ammaanka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo casho sharaf Muqdisho ugu sameeyay madaxda garsoorka dalka, ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho