In ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamulka Hawada Soomaaliya magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa qeybtii...
Xafladda oo ay ku qalin jabinayeen 479 arday oo dhameysatay Digreega koowaad ee Jaamacadda Soomaaliya kuliyadaha kala duwan ayaa lagu...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ka hadlay wada xaajood ku saabsan muran ka dhashay Derbiga ay Dowladda Kenya ka dhisayso inta...
Wareysi gaar ah oo Warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayuu intiisa badan kaga...
Shir ay ku yeesheen magaalada New York,Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayay ku meel mariyeen qaraar waqtiga loogu...
Wasiirka Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Siciid Xuseen Ciid ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda Cuntada Adduunka...
Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah...
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay dooda iyo ansixinta tubta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane...
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho