Waxaa maanta dalka Jabuuti si toos ah uga furmay ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku taga aqlabiyadda...
Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gudbiyay eedeen loo jeediyay eedeysane Col, Cabdi Naasir Xoosh Maxmmed oo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad...
Inkastoo ay jiraaan gurmadyo ay ka helaan hay'addaha samafalka kumanaanka qoys ee barakacayaasha ee ku nool deegaanka Xaar-xaar ee duleedka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo...
Tv-ga dalka Siiriya ayaa sheegay in ay toogteen Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leedahay dalka Israa’iil,kadib kolkii la tilmaamay...
Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo...
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay go’aano la xiriira in ay xayiraad saartay Shirkado duulimad oo lagu eedeeyay in ay taageeraan...
Siiyaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Iidan Yoonis, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa hambalyo u diray Ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha dalka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho