Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu...
Ciidammadan waxaa lagu carbiyey xerada tababarrada ee Turky-Som xoogga dalka Soomaaliyeed ayeeyna qeyb ka yihiin dufcaddaan, kuwaas oo isugu jiro...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran ka wada deegaanno hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe, iyagoo baadi goobaya...
Xafladda Qalin jabinta Jaamacadda Jazeera dufcadda 3-aad, waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah madaxda dowladda, gaar ahaan Wasaaradaha...
Madaxweyne ku-xigenka Dowladda Gobalada Galmudug Maxamad Xaashi Carabey iyo wafdi uu hogaaminayo oo malmahan socdaal Nabaded ku maraya deeganno ka...
Munaasabad si heer sara loo agaasimay oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane...
Maanta galinka bambe ayaa lagu wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka kasoo degto diyaarad sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo...
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-da...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho