Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir Dr Cabdirisaaq Axmed Dalmar ahna Dhaqtar ku Taqasusay qaliinka indhaha ayaa dalka Koofur Afrika waxaa uu ku...
Doorashada Golaha Sharcidejinta Qaranka ee 30 Maarso 1964: Doorashooyinkan waxaa lagu maamulay Shargiga Lambarkiisu yahay Lr. 4 ee 22 Jannaayo...
Dooni wadday ku dhowaad 50 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad waayeel ah ayaa habeenimadii xalay ku soo...
Hawweneey lagu magacaabo Tú Yōuyōu waxa ay u dhalatay dalka Shiinaha waxaana ay isku dayday in ay daawada Duumada ama...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xaruntii ciidamada cirka ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadda...
Natiijada Doorashadii Madaxweynihii 1aad ee Dowladda Soomaaliya 6dii Luulyo 1961 Kadib markii Maxkamadda Sare go’aankeeda 4tii Luulyo 1961 ay ku...
Madaxwaynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa Hambalyo u diray Naadiga Kubadda Cagta ee Howlaha Guud (L.L.P.P) Jeenyo...
Xoghayihii Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilka, kaddib markii sida la sheegay ay la soo...
Boqol Arday oo deeq Waxbarasho ka heshay Wadanka Suudaan ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee Magaalada...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in maxaabiis ka badan Kun Soomaali ah ay ku...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho