Wareysi gaar ah oo warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Gaashanadhigga Dwoladda Federaalka Somaaliya Mudane Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayuu kaga...
Madaxda dalka Gambia ayaa sheegay in ay ka bixi doonaan xubinimada maxkamadda dambiyada Caalamiga ah ee ICC,kadib markii ay ku...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Cali Diini ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan Dawladda ay ka qeyb qaateen Dagaalka ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa magaalada Hammamet ee dalka Tunisia...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta...
Danjiraha Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaliya. Aden Xassan Aden ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay kooxaha...
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgaleysa shirweyne ka bilawdey maalinkii shalay ahayd 24/10/2016 oo socon doona...
Akadeemiyo Goboleedka Af-soomaaliga shalay xarunta Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo waxa ay ku qabteen Kulan Aqoon Isweydaarsi ah oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka-sida Qeybteeda Lixdanaad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsan ciidamada boliiska oo si bareer...
Waxaa saakay dagan xaalada magaalada Gaalkacyo oo baryahaan danbe ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho