Dabeylo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhufteen deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Meelaha ay dabeeyluhu ku...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda mintidiinta ah ee Daacish ay ku dileen duqeeyn dhinaca...
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo,halkaasoo si weyn loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay horumarkii ay Dowladdu ku tallaabsatay Afartii sano ee uu...
Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen Muqdisho ku soo qabtay gaari walxaha qarxa laga...
Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ee...
Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee...
Hay’adda samafalka Maxamed Bin Raashid ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa deeq hilb ah u qaybisay boqollaal qoys oo dan-yar ah,...
Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex...
Afhayeenka Nabad-Sugidda Jubbaland, Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Carab) oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho