Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed u dhexeeya dalalka Afrika iyo dowladda Japan kaasoo loo yaqaano TICAD. Dowladda...
Dowladda Masar ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka caawineyso sugidda amniga dalka. Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Masar ayaa...
Nairobi, (Villa Somalia)——Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka...
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda...
Dowladda Mareykanka waxaa ay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii mico darada ahaa oo xalay lagu qaaday maqaayadda Banaadir Beach ee...
Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya....
Qarax weyn oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay meel banaanka ah saldhiga booliis oo ku yaala magaalada koofur bari...
Xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Galmudug oo ka qeyb galay Kulan dib u heshiisiin Beeleed ah oo ka Furmay...
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho