Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Muqdisho, June 23, 2016-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran oo hab maamuus leh loogu soo dhaweeyay magaalada...
Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Gobollaka Shabeelaha dhexe Cabdiwlai Ibraahim Junbur ayaa maanta aas qaran...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta garay magaalada Baydhabo islamarkaana si dirran loogu soo dhaweeyay halkaasi ayaa maanta Baydhabo ka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya , ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la qaatay Dhiggiisa dalka Kenya Raychelle Awour Omamo. Mas’uuliyiinta labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya iyo Iskaashiyo hor leh oo laga galayo dhinacyada Amaanka, Labada dhinac waxaa ay isla garteen ahmiyadda ay leedahay in la xoojiyo xasilinta dalka iyo la-dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee khatarta ku ah dalka Soomaaliya, Gobolka iyo Caalamka guud ahaan. “ Waxaan uga mahadnaqayaa Dawladda Kenya oo ciidankeedu ay qaybta ka yihiin howlgalka AMISOM taageerada ay noo fidinayaan ee ka qayb qaadashada sugidda iyo la dagaalanka Argagixisada oo gobolka khatar ku ah.” Ayuu yiri Wasiir Diini. Dhanka kale waxaa uu xusay in ay ka go’antahay sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa kooxaha Xagjirka ah ee dhibaataynaya shacabka Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in la sii xoojin doono howl-galadda lagu burburinayo nabad-diidka isla markaana lagu xoraynayo goobaha ay weli ku harsan yihiin kooxaha Nabad-diidka. Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Raychelle Awour Omamo ayaa sheegtay in dawladdooda ay gacan buuxda ka geysan doonto ciribtirka kooxaha Nabadda diidan, waxana ay intaas raacisay in rashadaha ay argagixsadu ka wado Soomaaliya iyo Kenya ay u baahan tahay iskaashi iyo wadajir in lagu wajaho.
Taliyaha Ciidamada Xoogga ee Bariga Galguduud Col Axmed Tareedisho. ayaa sheegay in ciidamo ka tiesan meleteriga oo qaba tababar gaar...
R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo magaalada Nairobi caasimadda Dalka Kenya,si uu ula kulmo...
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran oo la xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay deegaanka Luuqjeelow ee gobolkaasi Hiiraan oo...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho