Labada dal Jabuuti iyo China ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc ku saabsan iskaashiga arrimha khadka Tareen oo isku xiraya Jabuutii...
War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamuud Aadan...
Wafdigii ka socday Barlamaanka Soomaaliya oo maalmahan booqashada ku joogay dalka Suudaan oo uu horkacayay gudoomiyaha gudiga arrimaha dibadda...
Tababbar uu soo qaban qaabiyey La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka u adkaysiga Aafooyinka Eng. Cabdi Maxamed Axmed “Baafo” ayaa...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta kormeer howleed ku...
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta maalgashiga Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay...
Taliyaha Ciidanka Millitariga dalka Kenya Jeneraal; Somson Mwathethe, ayaa sheegay inay dhallin yarada dalka Kenya Jeclayn iney la shaqeeyaan kooxaha...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmi ah u furo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran,...
Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa inuu magaaladan Muqdisho ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran, kaasoo lagu go’aamin doono...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho