Horjoogahaan oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ee fadhigoodu yahay degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug ayaa isu soo dhiibay Ciidamada Dowladda goboleedka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose Halkaas oo...
Wariye caan ah oo u dhashay Bellarussia ,isla markaana ka shaqeynaayey Ukraine ayaa la dilay maalinimadii shalay, kadib markii walxaha...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya talaadadii 19-kii julay 2016, ayaa kulan isugu yeertay gudigga la talinta mashruuca Adeegga maagelinta gaarka...
Gudoomiyahan Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdishu, Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay ciidanka Ilaada deegaanka, isaga oo ka dalbaday...
Kadib markii uu Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu kulan la qaatay xubnaha Golihiisa Wasiirada iyo guddiga amniga Qaranka, ayaa...
Muqdisho, July 20, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa maanta xarunta wasaaradda ka furay tababar ku saabsan Qaabka...
Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) ayaa maanta dhagax dhigay Dugisga Xabsiga dhexe ee Xamar,kaasoo loogu...
Dood Cilmiyeed ku saabsan sida loo xoojin karo Bangiyada Soomaaliya isla markaana ay bangiyada dalka Kenya maalgashi ugu sameyn karaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho