Munaasabada furitaanka cisbitaalka cusub oo lagu magacaabo Tiiraw Hospital ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kasocoday maamulka gobolka iyo kan degmada...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa deeq lacag ah loogu...
Mogadishu, 09 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Boqol qoys oo danyar ah kuna nool degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa loo qeybiyay raashin gargaar ah oo ay...
Todobaadkii ugu dambeeyay bisha barakeysan ee ramadaan iyo maalmahii farxadda ciidda lagu jiray ayaa dalka Koofur Africa lagu dilay ilaa...
Koox hubeysan oo la rumeysanyahay in ay ka tirsan yihiin mintidiinta Daacish ayaa xalay weerar isugu jira qaraxyo iyo mid...
Maxkamadda ugu sarraysa magaalad Frankfurt dalka Jarmalka ayaa ku xukuntay Xabsiyo kala duwan, shan Nin oo la sheegay inay ka tirsanaayeen...
Qaramada Midoobay ayaa mar kale kordhisay muddada hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya,waxanay sheegeen inuu socon doono illaa 31-ka May...
R/wasaaraha Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn. R/wasaaraha Ethiopia ayaa kulanka...
Shan ka mid ah saraakiisha booliiska magaalada Dallas ee gobolka Taxis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu diley toogasho xilli...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho