Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta xarunta hay’adda PDRC ee Garoowe kaga qayb galay...
Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa laga dareemaya horumar dhinacyada bulshada ah, kaddib markii dadaallo lagu xoojinayo ammaanka ay...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in todobaadyada soo socda laga xorayn doono maleeshiyaadka Al-Shabaab meelaha fara ku tiriska ah...
Iyadoo ay isa soo tarayaan gurmadka la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha iyo biyo yarida ka jirta deegaanno ka tirsan...
Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ee Pentagon ayaa afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo,Capt. Jeff Davis, ayaa sheegay in ciidanka...
Muqdisho, April 12, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe...
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta hobalada qaranka ee...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanadguurada aasaaska ciidanka xoogga dalka u dirtay dhammaan saraakiisha iyo...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho