Danjire Maxbuub Macalim, oo ah Xoghayaha Ururka IGAD u qaabilsan,fulinta iyo horumarinta Dowladaha Bariga Afrika iyo Agaasimaha Waakaaladda horumarinta Mareykanka...
Muqdisho, Asalaamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuhu. Walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaan leeyahay Ramadaan Kariim. Fadliga bisha Ramadaan, oo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasiamay islamarkaan lagu xusayay 56 sanad guuradii ka soo wareegatay markii ay Soomaliya...
Dowlada Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay inay ka dhici karaan weeraro argagixiso....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda 1-da Lulyo awgeed ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon, isagoo halkaasi...
Konton iyo lix sano ka hor maanta, Soomaaliya aya xornimada ka heshay Gumaystihii. Waxay ahayd xoriyad si fiican loo kasbaday...
Munaasanadan lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen iyo israacii Gobolada Waqooyi...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Xaflad aad u ballaaran islamarkaana uu so soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota aqalka dowladda hoose ee...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi iyo taliyaha hoggaanka tababarrada iyo qorsheeynta ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho