Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababbar aqoon korosi ah u furay afartan sargaal oo...
Suuq cusub oo loogu tala galay in lagu iibiyo hilibka iyo qudrada isla markaana maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug uu ka...
Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa ganaaxan ku muteysatay kadib markii ay diideen in ay ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka oo...
Munaasabdda daahfurka waxaa kasoo qayb galay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, xubno ka tirsan labada gole ee Puntland, Wasiirka...
Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada...
Koox ka tirsan ciidan dalka British ayaa yimid Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka la dagaalanka kooxda argagaxisada ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wasaaradda shaqada ku amray inay dhisaan sanduuqa naafada Qaranka,...
Ururka SAAD oo ah urur dhalliyaro ah, una adeega bulshada ayaa maanta booqasho ku tegay Dugsiga hoose iyo dhexe ee...
Muqdisho-1-da May 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey...
Munaasabad isugu jirtay xuska 1-da May oo ah Maalinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kan Adduunka iyo furitaanka dhib u dhis lagu...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Cirka ee XDS oo maanta...
RADIO MUQDISHO():-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Qof iyo Codka ee ka dhacday...
RADIO MUQDISHO(KOONFUR AFRIKA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho