Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska hawada ayaa qalab lagu maamulo cimilada dhanka duulimaadka waxaa ay kala wareegtay Urur goboleedka IGAD. Munaasabad...
Guddi howleed barlamaanka ugu xilsaaran curinta mashruuc sharci oo lagu jihaynaya hananka doorasho ee dalka ayaa manta kulan ku yeeshay...
Daawadan oo ay soo dhiibtay wasaaradda caafimaadka dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa wasaaradda caafimaadka Galmudug waxa ay maanta ku wareejisay maamulka isbitaalka...
Wafdi ka socda Wasaaradda Arimaha Gudaha oo uu hogaaminayo Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda islamaraakana hordhac u ah Wasiirka Arimaha...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta...
Muqdisho, May 9, 2016------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle,...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke,...
Qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ka tirsan qeybta 12 April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qabay xanuuno iyo...
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay 11,000 oo ton oo ah raashiin gargaar ah maalintii Axadda sida laga soo...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho