Garowe, April 6, 2016-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa la kulmay Ardeyda wax...
Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarka u...
Kulankan Alle bariga ahaa oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubnoa ka socday maamulka Galmudug...
Wefdi wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, ayagoo...
Waddada isku xirta isgoysyada Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo dhowaan maamulka gobolka uu ku bilaabay...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Abaaraha ee Golaah Wasiirada ayaa lagu soo bandhigay xadiga abaaraha ka jirta gobollada dalka,...
Kooxo hubeysan ayaa dhaawacay mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Diheeye, iyadoo falkaasi ay...
Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay si wada jir...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo...
Howlgalkaan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amniga caasimada. Intuu uu...
Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho