Afar qof ayaa ku geeriyootay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Istambuule ee dalka Turkiga. Qaraxa ayaa ka dhacay...
Madxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sooo xirey shir looga hadalyay hanaanka qaran ee dowladaha hoose...
Ururada Bulshada rayidka ee dalka ayaa waxa ay dhaliil usoo jeediyeen Guddiga dabalka Cunuqabateyn hubka saaran ee Soomaaliya iyo Eritrea...
Ugu yaraan 4 Qof ayaa xaalado abaareed ugu geeriyootay deegaanno hoostaga gobolka Awdal, xilli abaaro baahsan ay ka jiraan gobollada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in dagaallada maleeshiyada Al-Shabaab ay ka wadaan deegaanno...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal ay ku gaareyn Deegaanno ka tirsan Goballadda Sool...
Waalidiin dhalay carruur ku dhimatay Tuulo lagu magacaabo Jiira Madoow oo qiyaastii 18KM dhinaca Koofur Galbeed ka xigta Demaga Caabduwaaq...
Mogadishu, 19 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay saameeyeen abaaraha...
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xalay abaara sideeddii fiidnimo markii rag hubeysan ay weerareen...
Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...
WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...
Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho