Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay Wasiirka arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wasiirada,...
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad maanta duhurkii ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha Baarlamanka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha hey’adda ICRC oo...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo dhawaan gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo saarey farriin ku socota xubnaha ururka Al Shabaab. “Waxaan...
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo ku sugnaa dhawaanahan Wadanka Tanzania oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun u ah dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa...
Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu talagalay...
Muqdisho, 27 October 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid,” ayaa maanta degmada Ceeldheer u qabtay geesiyaasha Ciidanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ka jawaabaya dareenka shacabka Soomaaliyeed, oo ka cabanayay in la...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa ka qeyb galay shir heer sare ah oo lagu...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho