Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa soo dhaweeyay shirkii shalay lagu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa...
WAR-MURTIYEED Daahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda...
Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid nimadii caawa ah ka...
Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Tababar u furtay Beeralay ka socotay 16 Tuulo oo ku talla Gobolka Shabeellaha...
Munasabadaan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta Nabad Adduunka ee 21 September ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka...
Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa Tababar ku saabsan dib u eegista hindise sharciyeedka La dagaallanka been xalaaleysashada lacagta waxa...
Munaasabad lagu weynaynayay xuska maalinta caalamiga ah ee Nabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ayaa lagu...
Xaruntii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga saaray dad daganaa muddo 25 sano ah kuwaas...
Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa magaalada Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay barnaamijka Tababarka...
RADIO MUQDISHO(New Delhi):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Magaalada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi,...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir caalami ah oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho