Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka...
Dowlad goboleedka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay gobalka Galgaduud. Dowlad goboleedka Galmudug ayaa baaq...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shirka sadexaad ee India iyo Afrika kaasoo maata ka...
Wafdi u hogaaminayay Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Bekos uuna kamid ahaa wasiir ku xigeenka...
Shirkan oo looga hadlayay baahinta Federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay safaaradda ay dowada Swisserland ay ku leedahay dalkani Kenya,waxaana...
Guddoomiye ku xigeennada Agaasmeyaasha Heer gobal Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka Saraakisha Ciidanka ilaalada Deeganka Xamar Ururka haweenk agobalka iyo Dhamaan Howlawadeenada...
Roobka saaka ka da'ay Muqdisho ayaa waxa ku diirsaday dadka ku dhaqan magaalada oo muddooyinkii u dambeeyay ka cabanaayay kuleeyl...
Guddoomiyaha degmada Baardheere Cabdullaahi Nuur Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay cabsi laga qabo fatahaad uusameeyo wabigga...
Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca doorashada loo marayo sanadka 2016-ka, wuxuuna u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Hindiya ayaa la kulmay madaxweynaha wadankaasi, iyagoo ka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho