Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ayaa shir gudoominayay kulan looga hadlayay horumarka Dowladda ay ka sameysay hufnaanta Maamulka Maaliyada. Kulankaan...
August 15, 2015 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham (Memorandum of Understanding –MOU) la gashay Dowladda Sweden, kaasi oo...
Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay waddeen olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo dhammaan...
Saraakiisha AMISOM yaa Howlo kormeer ah ku tagay degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor halkaa soo dhawaan Ciidamada xoogga ay kala Wareegeen...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xuukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo wareysi siiyay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Dhawaan Shaqooyin...
Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda uga doodi doona sharciga Isgaarsiinta Qaranka oo maraya heerkiisii gabagabada iyadoo xildhibaannada ay dhiiban...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan oo Wadda Olole lagu daryeelayo Carruurta Darbi jiifka ah ayaa la wareegtay Mas’uuliyadda...
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah...
War-saxafadeed ka soo baxay guddoonka baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa u...
Guddoonka baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd aqbalay mowshinkii ay xildhibaanno ka mid ah baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F....
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho