Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Bogaadiyay Howllgalka ay iska kaashanayaan Ciidamada Xoogga iyo kuwa AMISOM ee ka socda Gobollada...
Dhallinyaro dalka Norway uga qayb galay Tartan loogu Magacdaray koobka Dhallinyarada Adduunka iyaga oo ku soo baxay wareegga Rubac Dhammaadka...
Qaar ka mid ah Nabaddoonnada gobolka Hiiraan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay dilal shalay Gobolka Hiiraan loogu...
Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Maamulka Ahlusunna Waljameeca ay xireen illaa iyo sadax wariye...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha...
Shirweyne aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo magiciisa loo soo...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya iyo doorasho ka...
Maamulka Degmada , Waxgarad, Haween , Dhalinayaro, Cuqaal, masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa si habsami leh uga qeyb-qaatay soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa damaashaadka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay maalinta Jimcaha ay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna siinayay abaalmarino tartamayaal ku guuleystey tartan aqooneedka bisha Ramadan ee ka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho