Wasaradda Diinta iyo owqaafta ayaa caawa shaacisay in berri ay tahay Ramadaan, kaddib markii bisha laga arkay degmada Xudur ee...
Dhoolatuska ciidammada booliska Soomaaliyeed ay maanta key soo bandhigeen magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ahaa mid balaaran oo ay socod...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo isagoo key sugan gobolka Galgaduud wareysi siinayay...
Kulanka Baarlamaanka ee manta oo ahaa Kalfadhiga 6aad, Kulankaasi 11aad waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...
Shirkani oo socday mudo afar maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka jabuuti waxaana looga hadlayay arimaha Burcad badeeda iyo...
Degmada qasaxadheere waxay kamitahay Degmooyinka hoos imaanaya G/Baay waxaana mudo kudhaw 3 sano go. odoomiyey Ururka Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS ....
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiirada cusub iyo kuwa uu isku shaan dheynta ku...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ka qaybgalaya shir ay hay'adda Isgaarsiinta Caalamka ( ITU)...
Isku Aadka degmooyinka gobollada dalka Ee tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan R.muqdisho & S.N.Tv 2015 No Demgada Degmada Goorta 1 Kaaraan...
Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen gaacada ka ciyaar ay ku muujinayaan sida ay...
Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab. ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho