Munaasabadan oo lagu maamusaayey dabaal dega todobaadka dhaqanka iyo farshaxanka qayb ka ah Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka ayaa lagu qabtay...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen {Odawaa} oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Johannesburg ku shir guddoomiyay kulan uu isugu yeeray hoggaamiyeyaasha...
Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa gelinkii dambe maaanta waxaa lagu soo gebagebeeyay koob loogu magacdaray dhiiragalinta maxaabiista ku xiran xabisga...
Waxaa xarigga laga jaray Xarunta Hanuuninta iyo daaweyn kutalax-tagga diinta, waxaana ka qayb galay xafladan Wasiirka arrimaha Amniga, Wasiir key...
Wasiirka warfaafinta dalka Suudaan Axmed Bilaal Cismaan ayaa xaqiijiyay in uu madaxweyne Al-Bashiir uu ka soo duuley dalka Koonfur Afrika...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta khudbad ka jeediyay furtitaanka kalfadhiga golaha wakiilada ee maamulkaasi ayaa...
Johannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta uu ka socdo shir madaxeedka Midowga...
Munaasabada guriyahan loogu wareejinayaay maamulka gobolka Bari ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta gobolka kuwa degmada Bosaaso iyo madax ka...
Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee dalkan UK kuwaas oo daneynayay in...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho