Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rasaaq Cumar Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Beledweyne ee...
Taliyaha hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Janaraal C/laahi Gaafow Maxamuud oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dhalinyaro Soomaaliyeed...
Muqdisho – 09 June 2015 – Midowga Yurub (EU), Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM),...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan lagu taageerayay maamulka cusub ee gobolka iyo kan...
Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo dalka Uganda ugu qayb galay kalfadhiga 5 aad ee barlamaanka...
Munaasabaddan ayaa lagu daah-furay ururka da’yarta arag la’aanta ah ee Soomaliyeed ee SOYAB, kaas oo ay muddo ku hamminayeen in...
Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa maanta ku sii jeeda degmada Cadaado ee gobolka...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa kaga qeybgalay maanta...
Shirka baarlamaannada Carabta ayaa ayaa maanta ka furmaya magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayadoo looga hadli doono arrimo ay ku...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho