Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin la xiriirta suurtagalnimada weeraro ka dhaco magaalada Kampala ee dalka Uganda. War ka soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku tegey magaalada...
Tababarkani maanta loo soo xiray askartaan ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa muddo 3 asbuuc ah siinayay saraakiil ka...
Shirka Golaha wasiirrada ee Todobaadlaha ah, waxayaabaha diiradda lagu saaray waxaa ka mid ah arrimaha Ammaanka,...
Wadadaan isku xirta xarrunta Maamulka Degmada Warta Nabadda iyo xaafadda Geed-Jacely ee magaalada Muqdisho oo dhawaan la soo gabo gabeeyay...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maamul cusub oo dhameystiran u magacowday Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Wareegto...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada qeybta cusub ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo shaqo...
Inaa-Lilaahi-Waa-Inaa-Ileyhi-Raajicuun Mogadishu, Maarso, 26, 2015…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku...
Shirka baarlamaanka dalka Kenya ayaa lagu meel mariyay safiirka cusub ee madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata uu dhawaan u soo...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho