Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Garoowe, ayaa la filayaa in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Garoowe, ayaa sheegay in wada hadallo uu halkaasi...
Wakiilo ka socda guddiga xallinta khilaafaadka ee maamulka Koofur-Galbeed iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah ayaa gaaray degmada Xudur...
Madaxweynaha SOomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa...
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku waramayaan in dab khasaaro hantiyeed gaystay uu caawa...
Roob saacado socday oo aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da'ay magaalada Cadaado iyo deegaanada hoos yimaada, iyadoo Roobku uu...
Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djibouti ayaa madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele oo...
Howl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha...
Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde...
Muqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho