Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa la wareegay Sadaxda Dabaq ee uu ka koobanyahay Dhismaha Hotelka Maka...
Kulankan ay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe la qaadatay qeybaha bulshada ee ka soo jeedda Jubbooyinka ee ku nool magaalada...
M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xiriir walaalnimo oo qoto dheer, mid bulsho oo soo jireen ah iyo darisnimo dhuleed oo dhow...
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Sharm El Sheikh kusoo dhaweeyay dhigiisa dalka Masar Cabdifatah Sisi iyo mas,uuliyiin kale...
Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa soo gaba gabeeyay howgalka Hotel Maka Al Mukarama ay ka sameeyeen...
Waxaa maanta tababar soconayey mudo 30 maalin ah loo soo geba gabeeyey arday tiradoodo dhan tahay 18 ayaa kuwaasi oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay aad uga walaacsantahay dagaalada...
Iyadoo mudooyinkii dambe wadada Laamiga ah ee dhexmarta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka soconayay mashruuca lagu gelinaayo...
Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac(Tigay) ayaa ugu shacabka gobolka Mudug ku dhaqan ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho