Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka Kenya (SEJASS) oo lagu xusayay maalinta...
Wasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga...
Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Safiirrada QM, IGAD, Midowga Yurub, AMISOM, iyo Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Muqdisho, 20...
Dowladaha casriga ah ee dunida ka jiraa waxa ay ku dhaqmaan dasaatiir ay degsadeen oo ay ku maareeyaan dowladnimadooda,...
Wararka ka imaanaya Magaalada sanca ayaa sheegaya in falaagada Xuuthiyiinta ay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Dalka yamen kadib dagaal waqti...
Munaasabadaan lagu weyneynayay dhalasha Nabigeenna Muxamad (NNKH) oo ay ka qeyb galeen Culimaa’udiin, mashaa’id caan ka ah gudaha dalka iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, qaar kamid ah siihayayaasha xilalka Wasiirada Soomaaliya, xubno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Shir balaaran oo looga hadlaya xulitaanka xildhibaanada baarlamanka maamulka Jubba ayaa lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Kismaayo ee...
Hoos u dhac ayaa ku yimad qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga suuqa degmada Caabudwaaq ee Gobalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho