Madaxweynaha Waddanka Turkiga oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa maashaariic cusub ka furay dalkaasi. mudane Recep...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa magaalada Riyadh...
Gudiga qaban-qaabada shirka Midnimo 2 oo maalmihii u danbeeyay waday kulamo gooni gooni ah oo ay la yeelanayeen qeybaha kala...
Rabshado Lagu Boobayo Goobaha Ganacsiga Dadka Ajaanibta ah ku leeyihiin Deegaano hoos yimaada magaalada Johannesburg ayaa maalintii afaraad ka socda...
Waxaa Qoray: Yuusuf Sheikh Ciise Bishii August 19-keedi sanadkii 2011, waxaa magaalada Muqdisho booqasho ku yimid Ra'iisul-wasarihii Turkiga oo ah...
War uu soo saaray urur goboleedka IGAD ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee magaalada...
Mogadishu, 24 January 2015 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la...
Bulshada rayidka iyo shaqaalaha caafimaadka degmada Buuhoodle ayaa walaac ka muujiyay adeegyadii caafimaad oo ka hakaday degmada, ayagoo baaq u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah uga soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa caawa...
Olole nadaafadeed oo ay horkaceyso guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Sh/dhexe ayaa ka socda degmada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Ololahan oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho