Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanno hoosyimaada Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo lagala wareegay argagaxisada Al Shabaab,...
kulan looga hadlayay adkeynta amaanka wadamada Jabuuti iyo Ethiopia ayaa lagu qabtay magaalada Jabuuti. kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo wafdigiisa ay ka mid yihiin siihaye yaasha wasaaradaha arrimaha dibedda,Maaliyadda,Tacliinta sare,Dastuurka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...
Muqdisho, December 28, 2014--- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda...
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Manchester United. Labaad Kooxood ayaana...
Kooxda Newcastle United ayaa garoonkeeda St James’ Park 3-2 uga badisay kooxda Everton Kooxda Everton ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u amababaxay waddanka Maser halkaas oo uu kula soo kulmi...
Kooxahan burcad ah ayaa weerar ku soo qaaday goob ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku taalo magaalada Jonesburg...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho