Kulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa...
Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra'isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah...
R/wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa in uu saaka hor tago Baarlamanka si uu mudanayaasha u weydiisto codka kalsoonida....
Kulan Xiisa Badan oo ka tirsan Horyaalka Dalkeena Somalia ayaa Waxaa Shalay isku arkay Labada Kooxood Ee Banaadir SC iyo...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka...
Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqdey degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool, halkaas...
Sii hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo safar shaqo ku jooga Washington ayaa waxaa uu u gudbiyey waraqahii aqoonsiga ee...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta kulan magaalada Muqdsho kula qaatay Waxgaradka, siyaasiinta...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...
Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho