Guddoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo ka hadlay faragelinta Israa’11l.
Guddoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Suufo Yare, ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed maanta sameynayaan bannaanbax iskugu jira socod dheer ...















