Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkaan 2026-ka Soomaaliya ay ka mid noqon doonto dalalka caalamka kuwooda shidaalka soo saara. ...















