Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta kormeer howleed ku tegtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, halkaasi oo dib u dib u habeyn ay ka waddo...
Read moreCiidamada booliska ayaa su’aalo weydiinayo sedax qof oo ka badbaaday xusuuqii ay xalay maleeyshiyaadka Al-shabaab 36-qof oo shacab ah ugu geysteen goob dhagaxa laga qodo oo ku taalo deegaanka Koromey...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta si kulul u cambaareeyay wareerarkii ugu dambeeyay ee la geystay Kenya, ee lagu dilay 36 ka mid ah shaqaale...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli, ayadoo dhanka kalena xildhibaannada loo qeybiyey Miisaaniyadda...
Read moreDegmada Ceel Buur ee gobolka Galguduud, waxaa ka muuqda horumar dhinaca nolosha ah, dadkii ka barakacay ayaa bilaabay inay dib ugu soo laabtaan ayadoo goobaha ganacsi dib loo furay inta...
Read moreCiidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muhaajiriin isugu jira Afrikaan iyo Carab tahiibayaal ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah. Dowladda ayaa ku warrantay in dadkaan ay...
Read moreGuddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa shacabka Muqdisho deggan ugu baaqay inay hay’adaha ammaanka la shaqeeyaan si loo ilaaliyo ammaanka shacabka. Isagoo ka...
Read moreMudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayagoo ka hadli doono mooshinka ka dhanka ah xukuumadda ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka. Xildhibaan Maxamed...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho