Muqdisho, 27 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG...
Wasiirka caafimaadka iyo xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa booqday dadkii ku dhawacmay qaraxii kooxdda argaxisadda UGUS ay ka gaysteen ...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, Laguna soo Dhoweynayey Dowlad goboleedka Galmudug, Loogana Qeyb qaadanayey caleema Saarka madaxweynaha...
Maamulka Caafimaadka Gobolka Galgaduud iyo mas'uuliyiinta ka tirsan Maamulka Degmada Caabuudwaaq ayaa a maanta si wadajira ah u daah fureeen...
Munaasabada lagu dooranayay Gudoomiayaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Guddiga madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda...
Masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si wadajir ah kala qeyb qaatay bahda warfidiyeenka Soomaaliyeed iyo Telefishinka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shirkan jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Wasiiru-Dowlaha Wasaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in qiimo dhimis lagu samayn doono mushaaraadka ay qaataan...
Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee kooxda shabaab ay shalay ka geysteen hotelka Jazeera ee magaalada muqdisho isagoo...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho