Guddiga Xawaaladaha Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey go’aanka dib shaqdooda ay ugu bilaabayaan Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka. Cabduqaadir Cali Siyaad...
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa maanta kulan looga hadlayey wada shaqeyn dhexmarta iyo in wada Jir loo xuso...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha qorshe ee Wasaaradda la...
Naadiga Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaad 50 gabdho suxufiyiin ah tababar ugu furay Muqdisho, kaasi oo kor loogu...
Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa loo oggolaaday inay diraan lacagaha biilasha ah, kaddib sagaal maalin oo ay xayirnaayeen. Bangiyada...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay sii deynta 4 badmaaxiin ah oo dhowaan ay sii...
Magaalada Cape Town ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday kulamo ay wada yeelanayeen Soomaalida iyo dadka deegaanka phillippy...
Mamulka Gobolka Banaadir oo xalay kulan duca ah u sameeyay Gudoomiye Ku xigeenkii arrimaha Siyaasadda Gobolka Banaadir iyo dadkii kale...
Siminaarkan oo socday mudo saddax Maalin ah ayaa waxaa Lagu baranayay casharo muhim ah oo ay bixinayeen aqoonyahano soomaali ah...
Agaasimaha Isbitaalka weyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Dr Axmed Maxamed Khaliif oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho