Safiirka midowga yurub u qaabilsan soomaaliya Michele Cervone d’Urso oo ay dhinacyada ka fadhiyeen taliyaha xilka wareejinaya ee howlgalka midowga...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa loogu falanqeeyay sida loo horumarin karo afkeena hooyo...
Wasiirro ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo maalmahanba booqasho ku joogay degmada Buur-hakaba ayaa lagu wadaa iney maanta kulamo...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu baroor diiqayay gudoomiye...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad...
waxeey ahayd maalin kale oo meel madoow ka galaysa taariikhda Soomaalida,waxaan waynay masuuliyiin iyo muwaadiniin ku baxay dhagarta Argagixisada. maqaalkaan...
Ajaanibtaan oo ahaa ilaa iyo 4 nin oo ka mid ahaa ajaanib farabadan oo ay kooxo burcad badeed ahi afduub ugu...
Muqdisho: 26-Feb-2015, kadib Baaris horudhaca oo ay sameeyeen Hay’adaha Amaanka Dalka ayaa waxa lagu ogaaday Qaraxyo u badan Dheemish ama...
Tartanka ayaa loo qabtay Ardayda dugsiyada sare ee magaalada Gaalkacyo, taas oo ah markii ugu horeeysa oo tartan ceynkaan oo kala ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho