Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ku war-gelinayaa Odayaasha dhaqanka ay quseyso buuxinta kuraasta Xildhibaannada ee hada ka...
Bashiir Diiriye Shariif oo maanta kulan ka dhacay magaalada Muqdisho warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inuu u taaganyahay qabashada xilka...
Ergadii kaqeybgalay shirkii looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Muqdisho iyagoo...
Dibad baxan maanta lagu qabtay fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay...
Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed C/llaahi Buraale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlaha balaaran ee Ururka...
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga...
Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho