Mogadishu, February 02, 2015 - Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta...
Wufuuda ka tageysa Magaaladda Muqdisho ee gaareysa Gobolka Galgaduud Dooneysana in ay ka qayb qaataan Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya Kaas...
Dhammaan Akhristayaasha raiomuqdisho.net, waxaan raaligelin buuxda ka siineynaa mudada saacadaha aheyd ee uu hawada ka maqnaa website-kan, waxaana lagu wargelinayaa...
Qoraa Cabdulaahi Diiriye Guuleed iyo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Dr...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr....
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta kormeer ku yimid xaafada Islii oo ay...
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa tacsi u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Allaha u...
Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta geeriyooday ayaa lagu aasay Muqdisho, iyadoo aaskiisa ay ka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho