Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jilible hayre ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in biyo la’aan daran ay ka jirto deegaanka...
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan guddoomiyaha guddiga Arrimaha Bulshada iyo...
Galabta 10-ka Maarso, 2020. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka ayaa weerar cirka ka sameeyey agagaarka magaalada...
Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo iska kaashanaya siddii looga hor-tagi lahaa Cudurka karoona...
Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda Nabad sugida iyo SIrdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in Horjoogaha Kooxda Alshabaab Axmed...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu Magacaabay Maamulka Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug....
Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow Ayaa Maanta Gaarsiiyey Xabsiga Dhexe...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho