Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa dhawaan waxa ay dib udhis, Qurxin iyo Qalabeyn ku sameeyeen Xarunta iyo Xafiisyada...
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir wadajir ah oo afar maalin ay lahaayeen seddexda hay’ad ee u xilsaaran dib-u-eegista...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir Muqdisho uga socday Wasaaradda Arrimaha...
Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada amsterdam ee Caasimadda Holland kula kulmay saraakiil...
Ku dhawaad 500 oo ciidan Boolis ah oo ay yeelaneyso Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa tababar u soo...
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshayaal ay kula wareegeyso goobo badan oo ay laheyd, islamarkaana loogu adeegi jiray Ummadda Soomaaliyeed, waxaana...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal; Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in goor dhow laga hir-gelin doono Soomaaliya Xabsiga ugu casrisan...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho