Dowladda Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 15 Haween ah,kuwaasi oo u dhashey Dalka Turkiga,islamarkaana lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre,Wasiirka Amniga Xukuumadda,Saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan “Injineer...
Kulankaan lagu mataaneenayey kooxda kubadda Cagta ee LLPP jeenyo iyo Antalia ee dalka Turkiga waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaare...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda X. f. Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali “Qaloocoow” oo maanta booqasho ku tagay magaalada Garbahaareey ee...
Munasabad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,oo ay ka soo qeyb...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuweyt sanad guuradii 57aad ee ka soo...
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray 6 sarkaal ayaaa manta tababar loogu diray magaalada Moshi ee Dalka...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho