Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka ayaa...
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Galmudug Avv. Yaxye Sheekh Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadkiisa...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre ayaa dad shacab ah kula shaahay maqaayad ku taal degmada Shibis ee gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka...
Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa soo saartay War Murtiyeed Ku saabsan Wada hadalada Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War murtiyeedka...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyara iyo Isboortiga Cumar Cabdi Maxamed ayaa soo gaarsiiyay xiriirka Isboortiga degmada agab isbootri oo ay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka qayb galeen mas'uuliyiinta Maamulka Jubbaland, laguna daah furayay...
Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waa xiriir diblomaasi oo dhinacyo badan leh, Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan...
Muqdisho, 27 Abriil 2017-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha...
Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelidda xaaladda ay ku nool yihiin maxaabiista ku xiran xabsiga iyo Saldhiga ciidanka Booliska Degmada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho