Xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa lacag dhan $91,835 ka gudoomay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya oo uu uga qeyb...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay xalfad lagu sagootinayey isaga iyo weftigiisa oo ku sugnaa...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u direy ehellada iyo qaraabadii uu...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo...
Xaflad ballaaran oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cumar Carteh ayaa gudoomiyay shir Guddiga Sugida Amniga Doorashooyinka ee Qaranka oo...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho