Magaalada Baydhabo waxaa goordhow ka bilaban doona doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka dalka, iyadoo shalay Baydhabo lagu soo doortay...
Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka goobaha ay doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose u matli doona Hirshabeelle ay ka dhici doonan maanta...
Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in maanta la soo afmeeri doono guud ahaan doorashooyinka Aqalka Hoose marka la dhameystiro saddex...
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa si aad ah u bogaadiyey doorashada aqalka hoose ee...
Guddiga amniga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya, ayaa socdaal ay ugu kuurgalayeen xaaladda amni ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka dowladda hoose ee Muqdisho uga qeyb-galay, munaasabad lagu xusayey sannad-guurada...
Wafdi balaaran oo uu hogaamino Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayey madaxa xafiiska UNSOM Puntland...
Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamulkaasi ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho