Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay ku simaha safiirka...
Sadex ruux oo rayid ah ayaa dhimatay afar kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii maanta gaari dad shacab ah ay...
Dowladda Masar ayaa waxaa ay go'aansatay in uu sii furnaado labo maalin marinka Rafax oo ku yaala xadda dalka Masar...
Golaha naafada Soomaaliyeed ee (NDC) ayaa sheegay inay ka maqan tahay xuquuqo badan oo ay ka mid yihiin kuwo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee...
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka ay xiisad colaadeed ka taagan tahay deegaanka Sar-Janaale oo qiyaastii 50...
Shir laba maalomood socnayay oo looga hadlayay istiraatiijiyada la dagaalanka fekirka argagaxisada ayaa lagu soo gabagboobay caasimada Suudaan ee khartuum....
Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Cabdi Xaanshi oo booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada dalkaas,...
Iyadoo degmada Kaaxda ee gobolkan Banaadir ay ka jirto dhibaato la xiriirta la’aanta xarun caafimaad, ayaa maanta isbitaalkii ugu horeeyay...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho