Allaha u naxariistee sareeyo guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, xilal kala duwana ka...
Saraakiisha dalka Philippine ayaa aaminsan in ay soo saareen luulkii ugu weynaa caalamka kaas oo culeyskiisu dhan yahay 34kg ama...
Maanta ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameyn doonaa AUN sareeyo guud Maxamed Cali Samatar...
Wafdi oo uu hor kacayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo habeenimadii xalay...
Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul...
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta dowladda ku sheegay in shirka...
Waxaa dayactir lagu sameeyey Buunda muhiim ah oo ku taalla deegaanka Tixsiile ee gobalka Shabeelada hoose, waxaana xarigga laga jaray...
General Bashiir Cabdi Maxamed Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer uu ugu kurgalayo xaaladda Ciidanka Booliiska...
Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho